Shabeelada hoose
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen tuulada Waraabaale oo dhacda duleedka degmada Afgooye waxaa lagu dilay Maxamed Nuur Ibraahim oo ku magacdheeraa kuusow, kaas oo ahaa sargaal ka tirsan maleyshiyaatka riddada ee lagu soo tababaray dalka Eritrea.
Murtadkan ayaa sidoo kale waxaa laga furtay Bastoolad uu ku hubeysnaa.