Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho qarax kula beegsadeen gaari cabdi bile ah oo ay Murtadiinta la socdeen.
Dhimashada waa 2 sarkaal oo Murtadiin ah oo kala ah.
1-Muuse Moos oo ahaa taliyaha Ururka degan deegaanka Arbacow
2-Kuuriyaan oo ahaa taliyaha Caafimaadka Ururka Arbacow.
Dhaawaca waa 3 askari oo Murtadiin ah.
Gaariga Cabdi Bilaha waa gubtay.
Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Xabashida Itoobiya ee degmada Xudur.
Isla Bakool waxey ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee degmada Ceelbarde.
Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa wadada xiriirisa degmooyinka Wallanweyn iyo Afgooye ku qabtay gaari Dandiyeeshe ah oo agab ciidan geeyay saldhiga Bilidoogle kuna sii jeeday magaalada Muqdisho.