Saraakiisha Hogaamisa Mali oo ka Badbaadey Weerar Nusratul Islaam ay ka Fulisay Garoonka Tembagtow.

Dec 21, 2025

Ciidamada mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa maalmihii lasoo daafay fuliyay howlgallo kala duwan, oo lau beegsaday hogaamiyayaal iyo maleeshiyaat ka tirsan xukumadaha ka jira wadamada Maali iyo Burkiina-Faaso.

Guutada Sawaariikhda ee Jamaacada ayaa Allaah faldigii ku guulaystay in ay gantaallo ku garaacaan garoonka diyaaradaha magaalada Tembagtow, halkaasi oo ay kasoo dagaysay diyaarada madaxtooyada ee dalkaasi oo siday saraakiisha ugu sareeya ee haya talada Maali.

Sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay Nusratul Islama Wal Muslimiin, howlgalka ayaa Allaah fadligii dhaliyay khasaare, iyadoo qalqal xoogan uu ku furmay wafdigii soo dagayay.

Howlgalkaan ayaa hogaamiyaasha milatari ee maamulka Maali kaga dhigneyd fariin ah in aysan jirin goob ay ku badbaadaayaan, halkii wado ee ufurneyd oo aheyd hawadana aysan aamin aheyn, kadib markii laga go’doomiyay wadooyinka dhulka ee isku xira magaalada Caasimada ah ee Boomaako iyo gobolada kale ee wadanka.

Dhanka Burkiina-Faaso, howlgal ay cidamada mujaahidiinta ku qaadeen gobolka Fadangurma fariisin ciidan oo ay ku lahaayeen maleeshiyaatka xukumada Wagadugu, ayaa Allaah fadligii lagu dilay ilaa toban askari.

Mujaahidiinta ayaa soo qaniimaystay hub isugu jira nuucyo kala duwan iyo mootooyin, mu’asasada Azallaqah ayaana baahisay sawirada howlgaalladaasi.