Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qarax ah la beegsadeen xarun Murtadiinta ugu tala galeen doorasha gaaleedka oo ku taala xaafada Godey Makane ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxaana xilliga qaraxa gudaha xarunta ku sugnaa saraakiil iyo askar ka tirsan kooxda Ridada Soomaaliya.
Waxaa jirta khasaara Murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaas
FAAFREEB PRO