Banaadir:
Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen xaafada Suuqa-xoolaha ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen askar iyo saraakiil ka tirsan sirdoonka ridada, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 sarkaal oo lagu kala magacaabo Galad, iyo Sheebo.