Banaadir.
Faahfaahin Duqeynta Xerada Xalane.
3 gaari oo kuwa UN-ka ah waa gubasho.
2 Guri oo ay daganaayeen shaqaalaha UN-ka waa gubasho.
Shaqaaliha UN-ka ee ku jiray guriga madaafiicda ku dhaceen
Baqtiga waa 3 gaal oo ahaa shaqaalaha UN-ka gaar ahaan gaalada Yurub.
Dhaawaca waa 3 gaal oo ah shaqaalaha UN-ka gaar ahaan gaalada Yurub.