Sadax Askari oo Lagu Dilay Duleedka Kismaayo iyo Duqeyn lagu Qaaday Garoonka Baydhabo.

Dec 6, 2024

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay madaafiic ku garaaceen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo oo xarun ciidan u ah askarta Xabashida Itoobiya, Madaafiicda ayaa ku dhacay gudaha garoonka.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Siinka dheer oo ah deegaan ku yaala wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Jubbada Hoose.

Faahfaahin.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa salaadii Maqrib kadib waxay weerar ku qaadeen maleeshiyaad Murtadiin ah oo ku sugnaa afaafka hore deegaanka Buulo Xaaji duleedka magaalada Kismaayo

Dhimashada waa 3 askari oo Murtadiin ah.

Dhaawaca waa 4 askari oo Murtadiin ah

Qaniimada waa 3 qori.

Duleedka Muqdisho:

Ilaa 2 qarax oo galabta Mujaahidiinta ka fuliyeen deegaanka Xaawo-Cabdi ee duleedka Muqdisho ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo fariisin ku lahaa deegaankaasi, waxaana qaraxyadaasi ku dhintay 9 askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.