Qaraxyo Lala Beegsaday Gaalo Itoobiyaan ah iyo Murtadiin oo ka Kala Dhacay Baay iyo Sh/Hoose.

Aug 8, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay qarax la beegsadeen fariisin Murtadiinta ay kaga suganyihiin deegaanka Golweyn ee hoostaga degada Buulo Mareer.

Dhimashada waa 3 askari Murtadiin ah.

Sidoo kale Wilaayada Baay waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Ceel-mash-ruuc ee degmada Qansaxdheere.

Baay

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka qarax la beegsadeen Koontaroolka askarta Xabashida Itoobiya ee Eleboorka magaalada Baydhabo.

Baqtiga waa 2 askari oo Itoobiyaan ah.

Dhaawaca waa 1 askari oo Itoobiyaan ah.

Sidoo kale Wilaayada Baay Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Ceel-mashruuc ee degmada Qansaxdheere.