Qaraxyo Lagu Beegsaday Murtadiinta oo ka Dhacay Sh/dhexe, Banaadir iyo Baay.

Jun 12, 2025

Shabeellada Dhexe:

Qarax shaley galab Mujaahidiinta ay ka fuliyeen duleedka degmada Cadale ee Shabeellada Dhexe ayaa lagu gubay gaari C/Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka ridada ee Danab, waxaana qaraxaasi ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah.

Banaadir:

Qarax Mujaahidiinta ay habeenkii xaley ahaa ka fuliyeen xaafada Tabeelaha Sh. Ibraahim ee duleedka Muqdisho ayaa lala eegtay fariisin maleeshiyaatka ridada ee (Boolis Militaaro) ay ku sugnaayeen, waxaana qaraxaasi ku dhintay 2 askari, mid kalana waa uu ku dhaawacmay.

Baydhabo.

Ciidamada mujaahidiinta ayaa xalay howlgal qarax ah ka fuliyay saldhig Booliis oo maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin gudaha magaalada Baydhaba, khasaare gaaray cadowga ayaa jira.