Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen fariisin Murtadiinta ay kaga suganyihiin degmada Yaaqshiid.
Isla Banaadir:
Mujaahidiinta ayaa maanta ilaa 3 qarax la beegsaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho, waxaana qaraxyadaasi ku dhintay 2 askari, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.