Qaraxyo Lagu Beegsaday Maleeshiyada Ridada oo ka Dhacay Ceelasha iyo Afgooye.

Jul 25, 2025

Banaadir

Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday gaari qooqan ah oo ay la socdeen maleyshiyaatka ridada ah, kaasi oo marayay isbaarada Shabeelle ee deegaanka ceelashabiyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Waxaa ku dhintay qaraxaasi 1 askari waxaana ku dhaawacmay 3 kale.

Shabeelada hoose

Mujaahidiinta ayaa habeenkii xalay qarax la beegaasay xero ay ku sugnaayeen maleyshiyaatka ridada oo ku taala gudaha Afgooye waxaana jira khasaare cadowga soo gaaray.