Banaadir:
Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen agagaarka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho ayaa lala eegtay maleeshiyaatka ridada ee Boolis Militaaro, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.
Shabeellada Dhexe:
Qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen deegaanka Buurane ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan Kuffaarta Burundi, waxaana qaraxaasi ku dhintay 1 askari, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.