Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta agagaarka deegaanka Gandarshe ee dhaca wadada xeebta ah ee isku xirta magaalada Marka iyo Muqdisho Labo qarax kula beegsadeen askar Lug ah oo ah maleeshiyaatka Ridada waxaana jirta khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo Murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxyadaas.
FAAFREEB PRO