Qaraxyo Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyaadka Ridada oo ka Dhacay Qoryooley iyo Afgooye.

Sep 8, 2025

Shabeellada Hoose:

Qarax Mujaahidiinta ay maanta ka fuliyeen gudaha degmada Qoryooley ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.

Sidoo kale, qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana ku dhintay 1 askari, mid kalana waa uu ku dhaawacmay.