Qaraxyo Khasaare Geystay oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Oct 13, 2025

Banaadir:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa 2 qarax la eegtay maleyshiyaat Murtadiin ah oo ku sugnaa qaybo kamid ah xaafada Al-Hudaa ee degmada Dayniile, waxaana jira khasaare cadowga kasoo gaaray qaraxaasi.

Howlgalkan ayaa imaanaya iyadoo sida wararkeena maanta aan ku tabinay qarax ka dhacay duleedka degmada Afgooye lagu dilay 17 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka ridada, kuwaasi oo ka baxay degmada Afgooye kuna sii jeeday Laanta Buure, sidoo kale waxaa bur-bur soo gaaray Laba ka mid ah gaadiidka cadawga.

FAAFREEB PRO