Qaraxyo Khasaare Geystay oo ka Dhacay Gobolada Banaadir iyo Sh/Hoose.

Nov 5, 2025

Banaadir:

Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen xaafada Kaawo-godey ee degmada Kaaraan ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.

Sidoo kale, Mujaahidiinta ayaa qarax ku weeraray fariisin maleeshiyaatka ridada ay kaga sugnaayeen Ceelasha-biyaha, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.

Shabeellada Hoose:

Qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lala eegtay fariisin maleeshiyaatka ridada ay ku sugnaayeen, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.

FAAFREEB PRO