Qaraxyo ka Dhacay Muqdisho iyo Buurane oo Lagu Beegsaday NISA iyo Ciidamada Burundi.

Aug 24, 2025

Banaadir:

Mujaahidiinta ayaa saaka xaafada Suuqa-xoolaha degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho waxay qarax kula eegteen gaari C/Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka ridada gaar ahaan kuwa sirdoonka ee (NISA), waxaana jira khasaarro cadowga gaaray.

UPDATE

Qarax Mujaahidiinta ay saaka ka fuliyeen xaafada Suuqa-xoolaha degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho kaasoo lala eegtay gaari C/Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka ridada gaar ahaan kuwa sirdoonka ee (NISA), waxaa ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen.

Murtadiinta dhaawacantay waxaa kamid ah Taliyaha maleeshiyaatka Sirdoonka ridada (NISA) ee degmada Kaaraan murtad Ismaaciil Cali Yare.

Shabeellada Dhexe:

Mujaahidiinta ayaa saaka qarax la eegtay ciidamo ka tirsan kuffaarta Burundi oo ku dhex lugeeynayey deegaanka Buurane, waxaana qaraxaasi ku dhintay 1 askari oo Burundees ah.