Jubbada Hoose.
Faahfaahin
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.
Dhimashada waa 11 Murtad oo ay ku jiraan Labo sarkaal oo lagu kala magacaabo ismaaciil ganeey iyo cali aar
Dhaawaca waa 8 Murtad.
Gaari cabdi bile ah waa gubasho
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee deegaanka Baru jeed ee duleedka magaalada Baydhabo.
Baay:
Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday guri uu magaalada Baydhabo ka dagan yahay Maxamed Sheekh Ceerow oo ka tirsan Xildhibaanada kooxda ridada Soomaaliya, waxaana soo gaaray guriga qaraxa ka dhacay burbur xooggan.