Qaraxyo iyo Madaafiic Lagu Beegsaday Murtadiinta oo ka Dhacay Saddex Gobol.

Sep 4, 2025

Banaadir:

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen Bar-Koontarool oo maleeshiyaatka Murtadiinta ay ku leeyihiin xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Gedo:

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka madaafiic ku garaaceen xerada askarta Xabashida Itoobiya ee degmada Luuq ee Wilaayada Gedo, Madaafiicda waxey ku dhaceen gudaha xerada.

Baay:

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee Makuudo ee magaalada Baydhabo.