Banaadir
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay madaafiic ku garaaceen xerada Murtadiint ee Hiilweyne oo ah xero ku taala wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee Wilaayada Shabeelada dhexe.
Xilliga duqeynta waxaa xerada ku sugnaa maleeshiyaat fara badan waxeyna madaafiicda ku dhaceen gudaha xerada.
Hiiraan:
Mujaahidiinta ayaa xalay 2 qarax ku wareeray maleeshiyaat murtadiinta oo ku sugnaa xaafada Buunda weyn ee magaalada Baladweyne, waxaana ku dhaawacmay 1 askari oo murtad ah.