Qaraxyo Askar iyo Saraakiil Lagu Beegsaday oo Ka Dhacay Mogdisho.

Nov 21, 2024

Banaadir:

Qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen xaafada Xoosh ee degmada Dharkeyley ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaat dharcad ah, waxaana ku dhintay 1 askari, 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen.

Sidoo kale, qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay guri uu dagan yahay Taliyaha maleeshiyaatka ridada ee dharcadka degmada Kaaraan, balse waa uu ka badbaaday qaraxaasi, waxaana ku dhaawacmay 2 askari oo ilaaladiisa ah.