Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday gaari ay la socdeen maleyshiyaat ka tirsan ridada kaas oo maanta ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, waxaana ku dhaawacmay 6 askari oo Murtadiin ah.
Sidoo kale shalay qarax midkan lamid ah ayaa ka dhacay isla dagmada Dayniile ilaa hadana lama soo sheegin khasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray cadawga.
FAAFREEB PRO