Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta qarax kula beegsadeen deegaanka Waraaboole ee hoostaga degmada Afgooye kolanyo Murtadiinta Bangaraafta ah oo kusii jeeday saldhiga Bilidoogle.
Gaariga qaraxa lala eegtay waa gaari proof ah, nooca aysan xabaddu karin, waxaana la socday saraakiil Bangaraf ah, gaariga la qarxiyay goobta ayuu ku burburay, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday saraakiishii gaariga la socotay.
Diyaarad Elecobtar ah ayaa goobta soo caga dhigatay oo daabushay meydadka iyo Murtadiinta Bangarafta.
Lasoco Xogta.