Qarax lagu Dilay Shan Askari oo Ka Dhacay Dagmada Kaxda.

May 17, 2025

Banaadir:

Qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada ee (Boolis Militaaro) waxaana qaraxaasi ku dhintay 5 askari oo murtadiin ah, halka 5 kalana ay ku dhaawacmeen.