Baay. Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta howlgal qarax ka fuliyeen gudaha degmada Bardaale Qaraxan waxaa ku dhaawacmay Murtad lagu magacaabo Cabdow Isaaq Bashiir oo ah gudoomiyaha afarta Xaafad ee degmada Bardaale. Post navigation Tobanaan Suudaaniyiin ah oo ku Dhintay Duqeyn ay Fuliyeen Maleeshiyaadka RSF. Daawo: Weerar Lagu Qaaday Isbaaro Murtadiinta u Taalley Deegaanka Goofgaduud Buurey