Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta howgal qarax ah ka fuliyeen afafka hore ee degmada Waajid.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Uuraal ah oo ay la socdeen askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya.
Gaariga qaraxa uu haleelay waa burburay askartii Xabashida Itoobiya ee la socotay gaariga iyagana baqti iyo dhaawac ayey noqdeen.
UPDATE.
Qarax maanta ka dhacay degmada Waajid, baqtiga waa 3 askari oo Itoobiyaan ah, dhaawacana waa 4 askari, gubashadana wa agaari Uuraal ah.