Qarax Lagu Beegsaday Saldhigg Maleeshiyaadka Ridada ay ku Leeyihiin Baydhabo

Jul 31, 2025

Baay:

Mujaahidiinta ayaa xaley weerar qarax ah ku qaaday saldhig maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin suuqa Siigaalle ee magaalada Baydhabo, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.