Qarax Lagu Beegsaday Murtadiinta oo ka dhacay Magaalada Baladweyne.

Jul 10, 2025

Hiiraan:

Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday maleeshiyaat murtadiin ah oo isbaaro u tiilay gudaha magaalada Baladweyne, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.