Jubbada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta Murtadiinta qarax kula beegsadeen inta u dhaxeysa deegaanada Buulo Gaduud iyo Baarsanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Booyad ah oo ay lahaayeen Murtadiinta waxaana gaariga la qarxiyay soo gaaray Burbur.