Qarax Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe oo ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Jul 27, 2025

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

Dhimashada waa 2 Murtad.

Dhaawaca waa 9 Murtad

Gubashada waa gaari Cabdi bile ah.