Qarax Lagu Dilay Sarkaal Kenyan ah iyo Maleeshiyaat Murtadiin ah oo Lagu Beegsaday Diinsoor.

Aug 5, 2025

Jubbada Hoose.

Qarax maanta ka dhacay afafka hore ee xerada askarta Kufaarta Kenya ee degmada Afmadow waxaa ku baqtiyay sarkaal Kenyaati ah kaasi oo ahaa taliye Koox.

Baay

Mujaahidiinta ayaa howlgal qarax ah waxay ka fuliyeen goob ay ku sugnaayeen maleyshiyaatka Murtadiinta oo ku taal gudaha degmada Diinsoor, waxaana jira khasaare soo gaaray Murtadiinta.