Qaraxyo & Dagaallo ka Kala Dhacay Sh/Hoose, Hiiraan & Laamuu.

Jul 27, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey agagaarka deegaanka Nambar60 qarax kula beegsadeen kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Booyad ah.

Baqtiga waa 1 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.

Dhaawaca waa 1 askari oo isla Kufaarta Afrikaanta ah.

Gubashada waa gaari Booyad ah.

LAAMUU.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Basubo ee gobalka Laamuu oo ka mid ah dhulalka Muslimiinta ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Dagaalka inta uu socday waxa uu dab xoogan ka kacay xerada Kufaarta Kenya.

Hiiraan:

Dagaallo in ka badan 3 jeer lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa saaka waxay ka dhaceen duleedka magaalada Maxaas ee Hiiraan.

Dagaalladaan ayaa khasaaro lagu gaarsiiyey murtadiinta, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac gaaray cadowga.