Qarax Lagu Beegsaday Fariisin ay Murtadiintu Ku Sugnaayeen oo ku Yaalla Baay.

Sep 3, 2025

Baay

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xalay qarax la beegsaday maleyshiyaat Murtadiin ah, gaar ahaan fareesiin ay kaga sugnaayeen gudaha magaalada Beydhabo, waxaana jira khasaare soo gaaray cadowga.