Baay:
Qarax Mujaahidiinta ay maanta ka fuliyeen garoonka magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay ciidamada Kuffaarta Itoobiya ee ilaaliya garoonkaasi.
Qaraxaani waxaa ku dhintay 1 askari oo Itoobiyaan ah, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale oo Itoobiyaan ah.
Laamuu.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee magaalada Milimaani ee gobalka Laamuu ee Saliibiyadda Kenya ay xooga kaga heysata Muslimiinta.