Qarax Khasaare Lagu Gaarsiiyay Murtadiinta oo ka Dhacay Magaalada Baladweyne.

Oct 24, 2025

Hiiraan:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal qarax ah waxay la beegsadeen fariisiin maleyshiyaat Murtadiin ah ay kaga sugnaayeen xaafada Buundaweyn ee magaalada Baladweyne, waxaana jira khasaare cadowga kasoo gaaray qaraxaasi.

FAAFREEB PRO