Qarax Khasaare Lagu Gaarsiiyay Ciidamada Xabashida Itoobiya oo ka Dhacay Baydhabo.

Sep 4, 2025

Baay:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta qarax la beegsaday ciidamada kufaarta xabashida Itoobiya ee ilaaliya garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, waxaana jira khasaare soo gaaray cadowga.

Faahfaahin:

Qaraxii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Mujaahidiintu ay la beegsadeen ciidamda xabashida Itoobiya ee ilaaliya garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi, dhimashada waa 2 askari o Itoobiyaan ah.