Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay weerar qarax ah ka fuliyeen mid ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho, kaas oo lagu beegsadey maleeshiyaad Murtadiin ah.
Qaraxan ayaa lagu beegsadeen fariisin Murtadiinta ay ku leeyihiin xaafada Weydow ee magaalada Muqdisho, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintey Hal askari oo Murtad ah.
FAAFREEB PRO