Hiiraan:
Qaraxyo gaaraya ilaa 2 qarax oo maanta Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Buulaburde ayaa lala eegtay bar Control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada.
Qaraxyadaasi waxaa ku dhintay 2 murtad oo uu ku jiray sarkaalkii heysatay bartaasi Control, kaasi oo magaciisa lagu sheegay Cali Muumin Sharaawe, waxaana ku dhaawacmay 4 kale oo murtadiin ah.
Gedo:
Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday fariisin ay maleeshiyaatka ridada ay kaga sugan yihiin magaalada Baardheere, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.
FAAFREEB PRO