Akhriso: Qarax Khasaare Geystay oo ka Dhacay Balcad iyo Askari Lagu Dilay Muqdisho.

Dec 2, 2025

Shabeellada Dhexe

Mujaahidiinta ayaa maanta waxay qarax ka fuliyeen saldhiga murtadiinta degmada Balcad, waxaana qaraxaas ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah 4 kalena way ku dhaawacmeen.

Banaadir

Howlgal Mujaahidiinta ay ka fuliyeen degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu khaarijiyay askari dhar cad ah, waxaana laga soo qaniimeystay Bastoolad uu watay.

FAAFREEB PRO