Shabeellaha hoose
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal qarax ah waxay la beegsadeen fareesiin maleyshiyaatka ridada ay kaga sugnaayeen gudaha degmada Afgooye, waxaa ku dhintay 3 askari oo Murtadiin ah halka 2 kalena ay ku dhaawacmeen.
Gedo
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta weerar ku qaaday, isbaaro maleeshiyaadka Murtadiinta utiillay duleedka degmada Baardheere ee gobalka Gedo, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay askari Murtad ah oo lagu magacaabi jiray Samatar Cabdishakuur.