Banaadir:
Qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen xaafada Waxarcade degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa lala eegtay gaari ay wateen maleeshiyaatka ridada ee Boolis Militaaro, waxaana jira khasaare soo gaaray Murtadiinta.
UPDATE
Faahfaahin
Qaraxa ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho, kaas oo lala beegsaday gaari C/bile ah oo ay la socdeen maleyshiyaatka ridada ee Boolis Militaaro waxaa ku dhintay 1 askari oo Murtad ah, waxaana ku dhaawacmay 2 kale.
FAAFREEB PRO