Mandheera.
Faahfaahin:
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo isugu jirta Kufaarta Kenya iyo maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa magaalooyinka Mandheera iyo Raama ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyiinta Kenya.
Qaraxa ayaa haleelay oo burburiyay gaari Kooyal ah
Dhaawaca waa 2 askari oo Kufaarta Kenya ah iyo 3 askari oo Murtadiin ah.