Qarax ka Dhacay Gedo oo Lagu Beegsaday Maleeshiyo ka Tirsan Sirdoonka Ridada.

Nov 10, 2025

Gedo, qarax ay Mujaahidiinta habeenkii xaley ahaa ka fuliyeen gudaha degmada Luuq ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada gaar ahaan kuwa sirdoonka ee NISA. waxaana jira khasaaro cadowga gaaray

Dhanka Shabeelada Hoose, waxaa faahfaahin laga helaya howlgal qorsheysan oo shaley duhurkii ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa deegaanka Buufow iyo degmada Jannaale.

Weerarkan waxaa lagu dhaawacay 2 askari oo Murtadiin ah, waxaana lagu soo qaniimaysta Mooto .

FAAFREEB PRO