Qarax ka Dhacay Duleedka Kismaayo oo Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe.

Jul 29, 2025

Jubbada hoose

Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta agagaarka deegaanka Baarsanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo qarax kula beegsadeen maleeshiyaat Lug ah oo Murtadiin ah.

Dhimashada waa 1 Murtad oo miino baara ahaa.