Hiiraan:
Qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha saldhiga Booliska ridada ee magaalada Baladweyne ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.
Shabeelada hoose.
Faahfaahin.
Waxaa xog laga helayaa khasaaraha Kufaarta Afrikaanta lagu gaarsiiyay weerar qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye.
Dhimashada waa 4 askari oo Kufaarta Ah.
Dhaawaca waa 5 askari oo Kufaarta ah.
Sidoo kale waxaa jirta khasaara hantiyadeed oo Kufaarta lagu gaarsiiyay weerarkaas.