Jubbada hoose.
Ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal isugu jiray qarax iyo kammiin la beegsadeen maleeshiyo murtadiin oo ku socdaalayay inta u dhaxayso deegaannada Buulo-gaduud iyo Baarsan-guuni ee duleedka magaalada Kismaayo.
Dhimashadu waa 2 askari oo murtadiin ah, dhaawacana waa 3 kale