Shabeellada Hoose:
Qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen deegaanka Shalambood ayaa lala eegtay fariisin maleeshiyaatka ridada ay halkaasi ku leeyihiin, waxaana ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.
Dhanka Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.
FAAFREEB PRO