Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal iyo qarax kala hortageen kolanyo maleeshiyaat Murtadiin ah oo dhaqdhaqaaqyo ka waday inta u dhaxeysa degmada Dayniile iyo deegaanka Ceel-shaale.
Dhaawaca waa 4 askari oo Murtadiin ah.
Gubashada waa 3 gaari oo Cabdi bile ah.
Mid ka mid ah gaadiidka qarax ayaa lagu gubay.
Howlgalkan ayaa imaanaya xilli maalmo ka hor ciidamada Mujaahidiintu howlgal qarax ah ay ka fuliyeen gudaha xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa waxaa lagu burburiyay guriga uu gudaha xerada Xalane ka daganyahay Murtad lagu magacaabo Macalin Cumar oo ah taliyaha ciidanka ilaaliya albaabka laga gala xerada Xalane, Sidoo kale Murtadkan waa sarkaal sare oo ka tirsan NISA.
Murtad Macalin Cumar ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray qaraxa, Xaaladiisana waa mid garaab ah.
Murtadkan ayaa si aad ah u dhibi jiray shacabka ku dhaqan xaafadaha u dhaw xerada Xalane.