Mujaahidinta oo Weeraro ka Fuliyay Saldhigyo ku Yaal Gobolada Gaarisa iyo Banaadir.

Jan 17, 2026

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xero ciidanka Kufaarta Kenya ay ku leeyihiin duleedka magaalada Burraa ee degmada Faafi ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.

Dagaalka inta uu socday waxey Mujaahidiintu garneelada garbaha laga rida la heleen gaadiid Kufaarta kenya xerada u dhex yaalay dab xoogan ayaana qabsaday gaadiidka sidoo kale waxaa gubatay Teendho sahay ugu jirta Saliibiyadda Kenya.

Dhanka Banaadir, ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen fariisin ay Murtadiinta ku leeyihiin xaafada Dayax ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho.

FAAFREEB PRO