Gobalka Gaarisa.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka weerar cag marin ah ku qaadeen xero maleeshiyaat Murtadiin ah oo taabacsan dowlada Saliibiyadda Kenya ku leeyihiin deegaanka Biyo Madoobe oo ah deegaan hoostaga degmada Faafi ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Maleeshiyaatka Murtadiinta ee saaka cagta la mariyay ayaa si gaar ah ula shaqeeya ciidanka Afduubta ee dowlada Saliibiyadda Kenya ee dhibaatada xoogan ku haya dadka Muslimiinta.
Mujaahidiintu si buuxda ayey ula wareegeen xerada.
Waxaa jira dhimasho iyo dhaawac Murtadiinta ah, Qaniimo wey jirtaa.
Lasoco waxii kusoo kordha Inshaa Allaah.